• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2018December

Month: December 2018

Puntland

Liiska baarlamaanka cusub ee Puntland oo la sii daayay

December 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa sii daayay liiska cusub ee baarlamaanka Puntland. In ka badan 40 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka ayaa ah kuwo cusub, oo intooda badan yihiin dhalinyaro, marka loo fiirsho liiska […]

English News

List of new Puntland parliament released

December 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland vetting committee have announced the list of new parliament on Monday afternoon. More than 40 members of the parliament are fresh, mostly young, according to the released list. Only one member in […]

Somalia

Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2019

December 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay miisaaniyadda 2019-ka. Kadib labo maalmood oo ka doodis ah 174 xildhibaan oo kulanka soo xaadiray ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay miisaaniyada. Miisaaniyada […]

Puntland

Puntland waa maamul aysan u fududeyn in DFS ay farogelin ku sameyso: Falaanqeeye

December 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) 66 xildhibaan oo qaab beeleed lagu soo xulay ayaa 8-da Janaayo 2019 waxay dooran doonaan Madaxweynaha Puntland. In ka badan 25 musharax oo uu ku jiro madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali ayaa u loolamaya […]

Puntland

Puntland oo mamnuucday masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo galaan deegaankeeda

December 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa mamnuucday masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku jiraan wasiiradda, agaasimayaasha iyo saraakiisha dowladda in ay soo galaan deegaankeeda taasoo ah tilaabo ay ku rabto in ay kaga hortagto farogelin ku […]

Puntland

Labo askari oo katirsan ciidamada Puntland oo lagu dilay Boosaaso

December 28, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Labo askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa caawa fiidkii oo Jimce ah lagu dilay magaalada Boosaaso, sida uu sheegay sargaal katirsan laamaha ammaanka. Hal askari oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarka, sargaalka, oo […]

English News

Two Puntland soldiers killed in Bosaso

December 28, 2018 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Two Puntland soldiers were shot dead by gunmen in Bosaso on Friday evening, a security official said. One soldier was also wounded in the attack, the official, who requested anonymity, told Puntland Mirror. […]

Puntland

Madaxweyne Cabdiweli oo Garoowe kusoo laabtay xilli mudadiisii xafiiska ay sii dhammaanayso

December 27, 2018 Puntland Mirror 0

  Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Khamiis ah Garoowe dib ugu soo laabtay kadib muddo dhowr asbuuc ah oo uu safar ugu maqnaa dalka Kenya. Dad shacab ah iyo masuuliyiin […]

Somalia

Shaqaale katirsan DFS oo ku dhaawacmay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

December 27, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hal qof oo ah shaqaale katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa oo ka dhacay Muqdisho maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Shaqaalaha qaraxa […]

Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la wareegtay ciidamada booliiska Puntland

December 25, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidamada booliiska Puntland, sida ay ku warantay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir, oo soo xiganaysa saraakiil katirsan ciidamada. Tirakoob ku saabsan ciidamada booliiska eek u sugan […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Hal askari iyo ganacsade ku dhintay isku u dhaxeeya ciidamada Puntland oo ka dhacay Garoowe

    November 6, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Hal askari ayaa la sheegay in uu ku dhintay isku dhac ka dhacay caawa Garoowe oo u dhaxeeyay ilaalada xarunta baarlamaanka Puntland iyo ciidan kale oo dowladda katirsan. Ganacsade caan ah oo la [...]
  • Ciidamada dowladda Soomaaliya oo maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay deegaano kuyaala gobolka Gedo

    June 29, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay deegaano kuyaala gobolka Gedo kadib dagaalo culus, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha dowladda. Sargaal katirsan dowladda ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadu ay [...]
  • Hilary Clinton oo gaartay tirada looga baahanyahay in Dimuqraadiga ugu magacaabo musharax Madaxweyne

    June 7, 2016 0
    Washington-(Puntland Mirror) Hillary Clinton ayaa la sheegayaa inay heshay tirada ergada laga rabay si ay u noqoto musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Madaxweyaha Maraykanka. Mrs Clinton ayaa hadda noqoneysa musharaxa doorashada November dhici doonta uga qeybgalaya [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions