Ku dhawaad 90 xildhibaan oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo gudbisay mooshin ka dhan ah Jawaari
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 90 xildhibaan oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Shiikh Cumaan Jawaari gudbisay, sida uu sheegay guddoomiye ku xigeenka. Cabdiweli Ibaarhim Muudey oo ah guddoomiye […]