Haayada ICRC oo sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay Soomaaliya. Cabdulxaafid Yuusuf Ibraahim, kaasoo si xun ugu dhaawacmay qarax loogu rakibay gaarigiisa galabtii Arbacada gudaha Muqdisho, ayaa geeriyooday, sida […]