Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeyn ka geystay deegaano kuyaala gobolka Gedo
Garbahaaray-(Puntland Mirror) Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeyn ka geystay deegaano kuyaala gobolka Gedo xalay oo Sabti ahayd, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Duqaynta ayaa ka dhacday deegaanka Kulbis oo qiyaastii 20km dhanka waqooyiga uga beegan […]