• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2020June

Month: June 2020

Somalia

Bankiga Adduunka oo $40 milyan Soomaaliya u ansixiyay si ay ula dirirto ayaxa

June 30, 2020 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa $40 milyan u ansixiyay Soomaaliya si ay uga caawiso dagaalka ka dhanka ah ayaxa, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay deyn-bxiyaha maanta oo Talaado ah. “Ayaxa ayaa si daran u […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo dowladda ugu baaqay in aysan ka qeybgalin shirka Muqdisho

June 29, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Puntland ayaa dowladda ugu baaqay in aysan ka qeybgalin shirka Muqdisho oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubna ka ah Federaalka. Kadib kulan uu ku yeeshay Garoowe maanta oo Isniin […]

Opinion

COVID-19 PANDEMIC IN SOMALIA: A CONSTITUTIONAL PERSPECTIVE

June 28, 2020 Puntland Mirror 0

Introduction The Covid-19 in Somalia is part of the worldwide pandemic of the Coronavirus disease of 2019[1] which originates from China and reached Somalia through Europe and Arabian Gulf. The first case of Covid-19 in […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Mudug

June 27, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah Cabdiladiif Muuse Nuur oo loo yaqaan Sanyare u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada. […]

Puntland

Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku gaaray Gaalkacyo

June 26, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Puntland iyo Galmudug ayaa isku afgartay in ay ka wada shaqeeyaan arrimaha ammaanka, dib u sheesiinta, iyo xoojinta siyaasadda iyo dhaqaalaha, kadib kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug maanta oo Jimce ah. […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Madaxweynaha Galmudug ku qaabilay Gaalkacyo

June 26, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta oo Jimce ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoor-Qoor ku soo dhaweeyay madaxtooyada Gaalkacyo. Labada masuul ayaa la filayaa in ay ka wadahadlaan arrimo kala duwan oo ay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka badda

June 25, 2020 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka badda. Cutubyadan oo katirsan ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa muddo lix bilood ah tababaro […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo ku casumay madaxweynayaasha maamul goboleedyada shir ka dhici doona Muqdisho bisha soo socota

June 25, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casumay madaxweynayaasha maamul goboleedyada in ay ka soo qeybgalaan shir ka dhici doona Muqdisho. Shirka ayaa qabsoomi doona inta u dhaxaysa 5-8 bisha July, […]

Somalia

Saddex qof oo ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay banaanka saldhiga Turkiga ee Muqdisho

June 23, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho maanta oo Talaado ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay banaanka […]

Puntland

Madaxweyne Deni: Somaliland waa in ay dhammaan deegaanada Sool iyo Sanaag uga baxaan si nabadgelyo ah

June 21, 2020 Puntland Mirror 0

Qardho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland in ay si ka baxaan dhammaan deegaanada gobolada Sool iyo Sanaag ee ay qabsadeen. Isaga oo ka hadlayay munaasibad lagu soo xirayay […]

Posts navigation

1 2 3 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Military standoff between Puntland and Somaliland over Tukaraq enters four month

    March 30, 2018 0
    Garowe-(Puntland Mirror) The military standoff between Puntland and Somaliland over Tukaraq village, now entering into its four month. Diplomatic efforts to ease the dispute had failed, sources close to the matter told Puntland Mirror. According [...]
  • Diyaarado dagaal oo duqaymo la eegtay saldhigyada Al-Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose

    September 5, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida iska leh ayaa duqaymo culus ka geystay deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Diyaaradaha ayaa bartilmaameedsaday saldhigyo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku [...]
  • Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka oo sheegay in uu ku rajo weynyahay kor u qaadida isla xisaabtanka caawimaada Mareykanka ee ciidamada Soomaaliya

    December 16, 2017 0
    Washington-(Puntland Mirror) Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka Jim Mattis ayaa shalay oo Jimce ahayd sheegay in uu ku rajo weynyahay kor u qaadista isla xisaabtanka Soomaalida ee ku saabsan qeybinta caawimaada Mareykanka ee ciidamada qalabka sida ee [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions