Jubbaland oo soo gabagabeysay doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee federaalka

Xubin kamd ah xubnihii ergooyinka doortay xildhibaanadii aqalka hoose oo codkiisa dhiibaya. [Sawirka: Puntland Mirror]
Kismaayo-(Puntland Mirror) Doorashadii xildhibaanada ee Jubbaland u matalaya aqalka hoose ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamaiiis ah lasoo idleeyay, iyadoo ay dumarka ka heleen 10 xubnood 43 xildhibaan ee la doortay.

2,193 ergo ah ayaa soo dooratay 43-da xildhibaan ee Jubbland u matali doonta aqalka hoose ee federaalka Soomaaliya.

Jubbland ayaa noqonaysa maamul goboleedkii kowaad ee Soomaaliya oo soo dhammeeya doorashada xildhibaanada aqlka hoose.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*