Diyaarada Qatar Airways oo duulimaadyo cusub ka bilaabi doonta Muqdisho

Qatar Airways. [Sawir Hore]
Doha-(Puntland Mirror) Diyaarada Qatar Airways ayaa duulimaadyo cusub ka bilaabi doonta magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, sida maanta oo Arbaco ah uu sheegay madaxa diyaaradda Akbar al-Baker.

Ma uusan sheegin wakhtiga rasmiga ah oo duulimaadku uu bilaabmi doono.

Turkish Airline ayaa ahayd diyaaradda keliya oo caalami ah oo ka howlgalaysay gudaha Soomaaliya sanadihii dhawaa ee ladoo dhaafay.

About Abdi Omar Bile 748 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*