• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2019June

Month: June 2019

Puntland

Maxkamada rafcaanka gobolka Nugaal oo ayiday xukunka dilka ah ee saddex nin oo loo haysto kufsiga iyo dilka Caasho Ilyaas Aadan

June 30, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Maxkamada rafcaanka gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah ayiday xukunka dilka ah ee saddex nin kuwaasoo kufsaday dilayna gabar 12-sanno jir ah. Saddexna nin ayaa bishii May waxaa dil toogasho ah ku […]

Puntland

Waa kuma taliyaha cusub ee ciidamada Darawiishta Puntland?

June 29, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa u magacaabay Janaraal Yaasiin Cumar Dheere taliyaha cusub ee ciidamada Daraawiishta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Sabti ah. Taariikh kooban Janaraal Yaasiin […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay ciidamada Daraawiishta

June 29, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa u magacaabay Yaasiin Cumar Dheere taliyaha cusub ee ciidamada Daraawiishta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Sabti ah. Taliyihii ka horeeyay Cabdishukri Cabdullaahi […]

English News

Somalia Moves Step Closer to Reviving Oil Sector With New Terms

June 28, 2019 Puntland Mirror 0

Somalia’s oil ministry has moved a step closer to alleviating more than two decades of oil-sector paralysis. The country’s new petroleum Revenue Sharing Agreement, or RSA, relates to Somalia’s petroleum law, which was approved last […]

Puntland

Guddoomiyihii hore ee maxkamada sare Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo aas qaran oo loogu sameeyay Garoowe

June 28, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii hore ee maxkamada sare ee dowladda Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa maanta oo Jimce ah lagu aasay qabuuro kuyaala duleedka magaalada Garoowe, kadib aas qaran oo loo sameeyay. Aaska qaran ayaa waxaa […]

Puntland

Taliyeyaal ciidan oo dhawaan kasoo gootay maamulka Somaliland oo yimid magaalada Garoowe

June 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyeyaal ciidan oo dhawaan kasoo gootay maamulka Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Taliyeyaasha ayaa duleedka magaalada waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan haayadaha dowladda […]

Puntland

Guddiga doorashooyinka Puntland oo is-casilay

June 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Punland Mirror) Guddiga doorashooyinka Puntland ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan TPEC ayaa maanta oo Khamiis ah is-casilay. War-saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in ay isku casileen kadib markii xubno katirsan […]

Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u safray Jabuuti si uu uga qaybgalo dabaaldega maalinta xooriyada

June 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa maanta oo Arbaco ah u safary dalka Januuti. Shir jaraaid oo uu qabtay kahor inta uusan duulin ayuu ku sheegay in safarkiisa Jabuuti ujeedkiisu […]

Somalia

Agaasimaha madaxtooyada DFS oo sheegay in aysan ka qaybgali doonin wadahadalo lala yeelan lahaa Somaliland

June 25, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cadeysay in aysan ka qaybgali doonin wadahadalo la sheegay in ay la yeelan lahayd maamulka Somaliland oo la qorsheeyay in ay ka dhacaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Qoraal […]

Somalia

Raysulwasaare Khayre oo tagay Dhuusamareeb iyadoo uu sii kordhayo khilaafka ka dhex jira Galmudug

June 24, 2019 Puntland Mirror 0

Dhuusmareeb-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa galabta oo Isniin ah tagay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyadoo uu sii kordhayo khilaafka ka dhex jira maamulka Galmudug. Raysulwasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Puntland oo si rasmi ah u furtay nidaamka xisbiyada badan

    March 25, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah u furtay nidaamka xisbiyada badan. Munaasabada daahfurka ayaa ka dhacday xarunta PDRC ee kutaala caasimada Puntland ee Garoowe, waxaana ka qaybgalay madaxweynaha Puntland [...]
  • Afar dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka oo ka dhacay meel u dhow Muqdisho

    August 3, 2018 0
    Muqdisho-(Pountland Mirror) Afar dagaalyahan oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka oo ka dhacay koonfurta Soomaaliya. Duqeynta ayaa Khamiistii ka dhacday meel qiyaastii 74 mayl dhanka waqooyi-galbeed ka xigta Muqdisho, sida Taliska [...]
  • Shirka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

    April 15, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Shirka u dhaxeeya hoggaamiyaasha dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Raysulwasaare Xasan [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions