Puntland oo gunaanaday doorashooyinka aqalka hoose
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kusoo gunaanaday caasimada Garoowe, doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee dowladda federaalka Soomaaliya u matali doona dowladda Puntland. Dad gaaraya 1887 qof oo ergo ah ayaa ka qeybgalay […]