Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay miisaaniyada sanadka 2017-ka
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah si aqlabiyad ah ku meelmariyay miisaaniyada sanadka 2017-ka. Miisaaniyada baxaysa sanadka 2017-ka ayaa dhan $160,560,648,waxaana ka muuqata koror marka loo barbar-dhigo miisaaniyadihii sanidihii lasoo dhaafay […]