Ciidamada dowladda Puntland iyo maleeshiyada ISIS oo ku dagaalamay deegaanka Bashaashin ee gobolka Bari
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Puntland iyo maleeshiyada ISIS ayaa ku dagaalamay deegaanka Bashaashin, kaasoo qiyaastii 35km dhanka bariga kaga beegan magaalada Qandala, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Ma jirto wax war ah […]