somali news
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay gacan gelintii Qalbi Dhagax ee Itoobiya – War-saxaafadeed
[box type=”info”]War-saxaafadeedka hoos ka akhri:[/box] Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo uu Guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa Arrimaha Ammaanka Qaranka […]