Soomaaliya oo amar ku bixisay in wakiilka QM uu dalka ka tago
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in madaxa ugu sareeya Qaramada Midoobay ee jooga dalka uu tago, iyada oo ku eedaysay in uu farogeliyay madaxbanaanida dalka. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada gelinkii dambe ee […]