Musharixiinta Puntland oo balanqaadkooda u jeedinaya baarlamaanka
Garoowe-(Puntland Mirror) Musharixiinta Puntland ayaa maanta oo Isniin balanqaadkooda u jeedinaya xildhibaanada baarlamaanka. Khudbadahooda, musharixiinta ayaa diirada ku saaraya hagaajinta amniga, kobcinta dhaqaalaha, arrimaha bulshada, la dagaalanka musuqmaasuqa iyo soo celinta magaalada Laascaanood.