Wasiirka waxbarashada Puntland: Goodax isaga laga rabaa in uu cadeeyo oo sheego meesha uu ku fashilmay imtixaanka Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka waxbarashada dowladda Puntland ayaa beeniyay hadalkii wasiirka dowladda federaalka Soomaaliya ee ahaa in imtixaanka Puntland uu fashilmay. Cabdullaahi Maxamed Xasan, wasiirka waxbarashada Puntland ayaa wareysi uu siiyay idaacada maxaliga ah ee Radio […]