Wariye ka shaqeeya warbaahinta gudaha oo loo magacaabay afhayeenka madaxtooyada Puntland
Garoowe-(Puntland) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Axad Jaamac Yuusf Dabaraani u magacaabay afhayeenka madaxtooyada Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed soo baxay galabta. Afhayeenka cusub, Jaamac Dabaraani ayaa ah wariye ka shaqeynayay […]