Ugu yaraan saddex kamid ah ilaalada Soomaalida ah ee QM oo ku dhaawacmay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex kamid ah ilaalada Soomaalida ah ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhaawacmay kadib markii qarax gaari oo loogu rakibay gaarigooda uu ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho maanta oo Arbaco ah, […]