Ciidamada Yugaandha oo bilaabaya ka bixida Soomaaliya December 2017
Taliyaha ciidamada dalka Yugaandha Janaraal Katumba Wamala ayaa sheegay in Yugaandha ay u qorshaysantahay bisha December ee sanadka 2017-ka wakhtiga ay ciidamadeeda kala baxayso gudaha dalka Soomaaliya. Si kastoo ay ahaataba Smail Chergui oo […]