Doorashada afti ka qaadida Britain ee kamid ahaanshaha Midowga Yurub oo bilaabmatay

Doorashada afti ka qaadida dad weynaha Boqortooyada Midowday (Britain) ayaa bilaabmatay saakay oo Khamiis ah halkii saac ee subaxnimo ee saacada Britain, waxaana dad weynaha ay u codaynayaan in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub ama ay ka sii mid ahaato.

Dad lagu qiyaasay 40 milyan ayaa ka qaybgalaya doorashada.

Guddiga doorashada ayaa qiyaasaya natiijada kama dambaysta ah ilaa subaxnimada maalinta Jimcada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*