Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda magaalo xeebeedka Kismaayo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah tagi doona magaalo xeebeedka Kismaayo, sida uu ku waramay Radiyaha dowladda ee Radio Muqdisho.

Ciidamada amniga ee jooga Kismaayo ayaa adkeeyay ammaanka meelo kala duwan oo kuyaala magaalada, sida ay sheegayaan wararku.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*