• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2019November

Month: November 2019

Puntland

Puntland oo hehiis is-afgarad la saxiixatay shirkada Frontier Service Group

November 30, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa hehiis is-afgarad la saxiixatay shirkada Frontier Service Group si ay u horumariso garoonka Garoowe, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada maanta oo Sabti ah. Wasiirka wasaarada duulista hawada […]

Puntland

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo qaabilay maalgashadayaal ka socda Shiinaha

November 28, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne Ku Xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa maanta oo Khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilay maalgashadayaal ka socda dalka Shiinaha. Maalgashadayaasha u dhashay Shiinaha ayaa ka socda shirkadda U-TON HONG KONG, waxayna […]

Somalia

Soomaaliya oo moos tayadiisa la hubiyay dhoofisay markii ugu horeysay ku dhawaad 30 sanno

November 27, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah moos u dhoofisay dalka Sucuudi Caraabiya markii ugu horeysay muddo sannooyin ah, sida uu sheegay wasiirka beeraha. Siciid Xuseen Ciid oo ah wasiirka beeraha dowladda federaalka Soomaaliya […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka

November 25, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah Suleymaan Maxamed Maxamuud u magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada. Magacaabistan ayaa ku […]

Puntland

Qeybo kamid ah gobolka Gaardafuu oo wajahaya go’doon kadib roobab mahiigaan ah oo gooyay waddooyinka

November 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Qeybo kamid ah gobolka Gaardafuu ayaa wajahaya go’doon kadib markii roobab mahiigaan ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay ay waxyeeleeyeen waddooyinka, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Roobka ayaa sababay in ay go’do […]

Jubaland

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo u safray Kenya

November 24, 2019 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam ayaa maanta oo Axad u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waa safarkiisii ugu horeeyay oo dibada ah tan iyo markii dib loo doortay bishii Agoosto […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyada 2020

November 23, 2019 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay miisaaniyada 2020, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka. 44 xildhibaan oo fadhiday kulanka maanta ayaa dhammaantood ogolaaday, guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sidaas sheegay. Miisaaniyada […]

Somalia

AMISOM oo sheegay in ay fureen baaris ku saabsan dilkii Almas Elman

November 23, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa bayaan ay soo saareen Jimcadii ku sheegay in ay fureen baaris ku saabsan dilka looga shaki qabo gabadha Somali-Canadian-ka ahayd taasoo u dhimatay rasaas ku haleeshay […]

Jubaland

Haayada nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland ayaa qabatay shabakad katirsan Al-Shabaab oo qaabilsanaa dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Kismaayo.

November 21, 2019 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Haayada nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland ayaa qabatay shabakad katirsan Al-Shabaab oo qaabilsanaa dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Kismaayo. Howlgalka oo ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay labo kamid a shabakada katirsan […]

Puntland

Wasiirada Puntland oo ansixiyay miisaaniyada dowladda ee sanadka 2020 oo lagu qiyaasay $346 milyan

November 19, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiirada Puntland ayaa fiidnimadii Isniinta ansixiyay miisaaniyada dowladda ee sanadka 2020. Miisaaniyada 2020 ayaa lagu qiyaasay $346 milyan, taasoo saddex jibaar ka badan tii 2019 oo ahayd $72 milyan. Miisaaniyada ayaa inteeda […]

Posts navigation

1 2 … 4 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Xeer ilaaliye ku-xigeenkii maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS Cabdulaahi Mayoonge oo u geeriyooday dhaawac dhawaan soo gaaray

    October 28, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xeer ilaaliye ku-xigeenkii maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada federaalka Soomaaliya, Cabdulaahi Xuseen Maxamed (Mayoonge) ayaa maanta oo Jimce ahayd ku geeriyooday isbitaal kuyaala caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kadib dhaawac uu la jiifay muddo [...]
  • Saddex maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland

    May 27, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Saddex maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed galabta oo Isniin ah. Duqeynta ayaa Axadii ka [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in la jabiyay maleeshiyada ISIS ee joogta gudaha Puntland

    March 24, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa warbaahinta caalamiga ah ee Bloomberg u sheegay in ISIS qaybteeda Puntland ay tiradoodu dhantahay ilaa iyo 300 dagaalyahan aysana wax khatar ah ku hayn kadib markii maleeshiyadooda [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions