Nin Yuhuuda oo lagu dilay toogasho ka dhacday Daanta Galbeed
Nin Yuhuud ah ayaa la dilay xaaskiisa iyo labo caruur ah oo uu dhalay ayaa la dhaawacay kadib markii gaarigooda rasaas lagu qabadsiiyay Daanta Galbeed, sida ay sheegeen militariga. Ninka ayaa dhintay markii gaariga […]