Sucuudiga oo sheegay in beri ay Soon tahay
Sucuudi Caraabiya ayaa iclaamiyay in beri oo Talaado ah ay tahay maalin Ramadaan lana dhamaystiri doono 30-ka bisha Ramadaan kadib markii ay galabta dhalanweyday bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga. Dhamaan wadamada Islaamka ayaan laga arag […]