• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2021November

Month: November 2021

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Aamiin Xaaji Khayr u magacaabay agaasimaha cusub ee PSF

November 24, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Aamiin Cabdullaahi Xaaji Khayr u magacaabay agaasimaha cusub ee haayada PSF, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada maanta oo Arbaco ah. Haayada Puntland Security Forces […]

Somalia

Madaxweynaha Jubbaland oo la filayo in uu Garoowe yimaado

November 15, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaan Axmed Madoobe ayaa maanta oo Isniin ah la filayaa in uu yimaado Garoowe, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. […]

Somalia

Puntland oo Dowladda Federaalka Soomaaliya uga digtay in ay gasho heshiisyo shidaal xilligan

November 10, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya uga digtay in ay gasho heshiisyo shidaal xilligan iyadoo aan heshiis laga gaarin qeybsiga khayraadka dalka. “Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyadoo ka duulaysa mowqifkeedii hore ee 9-ka […]

Puntland

Golaha wasiiradda Puntland oo meelmariyay miisaaniyadda sanadka 2022

November 4, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah meelmariyay miisaaniyadda sanadka 2022, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda maaliyadda. Miisaaniyadda 2022 ay golaha wasiiraddu ansixiyeen ayaa dhan $354 milyan, taasoo wax yar […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ciidamada ammaanka maamul goboleedka Jubbaland oo markab hub lagu soo qariyay ku qabtay dekada magaalada Kismaayo

    January 24, 2017 0
    Kismaayo-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay oo Isniin ahayd dekada magaalada Kismaayo ku qabtay Markab ganacsi oo lagu soo qariyay hub, sida uu sheegay sargaal. Sargaal katirsan Jubbaland oo codsaday in aan [...]
  • World Aids Day commemorates in Garowe, HIV-positive police officer promoted

    December 1, 2019 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Commemoration of World Aids Day on Sunday held in Garowe, Puntland capital. Speaking at the event, director of Puntland Aids Commission (PAC) Abdikadir Mohamed Ahmed said that 486 people with HIV were found [...]
  • Uhuru: Kenya will not feel safe until peace is restored in Somalia

    June 4, 2016 0
    Kenya and the United Kingdom are set to scale up their cooperation in trade and the fight against terrorism. Speaking on Friday during a meeting at State House, President Uhuru Kenyatta and British Foreign Secretary [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions