Isimo yimid Garoowe iyadoo uu soo aadanyahay shirka isimada Puntland

Barxada Garoowe. [Sawir Hore]

Garoowe-(Puntland Mirror) Qaar kamid ah isimada Puntland ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland si ay uga qeybgalaan shirka isimada.

Shirka isimada ayaa dhawaan furmi doona, waxaana la filayaa in ay go’aan ka gaaraan xaalada Puntland ee hadda jirta iyo hanaanka doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha ee 2024. Shirka ayaa yimid kadib isku dhac dhiig ku daatay oo ka dhashay wax ka bedelka dastuurka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*