Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo sheegay in howlgalada shidaal baarista Soomaaliya ay noqon doonaan kuwo daah-furan
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Batroolka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalada shidaal baarista Soomaaliya ay noqon doonaan kuwa daah-furan, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda maanta oo Talaado ah. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa cadeeyay in […]