• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2018

Year: 2018

Puntland Election

Isimada Puntland oo soo saaray bayaankoodii ugu horeeyay ee ku saabsan doorashada

December 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Isimada Puntland oo ayaamahaan shirar uga socdeen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta soo saaray bayaan. Bayaanka ay soo saareen isimada ayaa ku aadanaa doorashada madaxweynaha Puntland. Qodobada ayaa kala ah: 1. […]

Somalia

Maxkamada ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay xubin katirsan Al-Shabaab

December 24, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay oo Isniin ah dil toogasho ah ku fulisay Cabdulqaadir Abuukar Shaacir oo katirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada, Shaacir ayaa lagu helay in uu […]

Puntland

Al-Shabaab iyo ISIS oo tartan ugu jira canshuurista khasabka ah ee ganacsatada Puntland

December 23, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Bilihii dhawaa ee lasoo dhaafay, ganacsatada magaalada Boosaaso ayaa la kulmay hanjabaadyo kaga timid Daacish, oo sidoo kale loo yaqaan ISIS. Mid kamid ah ganacsatada, oo magaciisa qariyay, ayaa bog wareedka Puntland Mirror […]

English News

Al-Shabab and ISIS are competing for extort taxes on Puntland traders

December 23, 2018 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Over the past few months, the traders in Bosaso town witnessed threats from Islamic State, also known as ISIS, a trader said. One of the traders, who spoke on condition of anonymity, told […]

Somalia

Tirada dadka ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho oo gaartay 13 qof

December 22, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dadka ku dhintay labo qarax oo maanta oo Sabti ah ka dhacay Muqdisho ayaa gaartay 13 qof, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda. Dadka ku dhintay qaraxyada ayaa ahaa shacab, askar iyo suxufi. […]

Somalia

Wariye Cawil Daahir Salaad oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

December 22, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Mid kamid ah wariyeyaasha caanka ah ee Soomaaliya ayaa kamid ahaa dadkii ku dhintay qaraxyo ka dhacay Muqdisho maanta oo Sabti ah. Cawil Daahir Salaad, labo ilaaladiisa kamid ah iyo darawalkiisii ayaa ku […]

Somalia

Ugu yaraan todobo qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

December 22, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha dowladda. Qaraxa ayaa ka dhacay meel qiyaastii 400 kiilomitir u jirta xarunta […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Mudug

December 22, 2018 Puntland Mirror 0

  Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Cabdirisaaq Xuseen Nuur Dirir u magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug, sida lagu sheegay bayaan maanta oo Sabti ah kasoo baxay xafiiska madaxtooyada. Cabdirisaaq ayaa badali doona Xasan […]

Somalia

Midowga Afrika oo ka codsaday Burundi in ay dhinto 1,000 kamid ah ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

December 22, 2018 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Midowga Afrika ayaa ka codsaday Burundi in ay dhinto 1,000 kamid ah ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya marka la gaaro bisha Febaraayo ee sanadka soo socda iyada oo qayb ka ah barnaamij tartiib […]

Somalia

Mooshinkii ka dhanka ahaa madaxweyne Farmaajo oo la tuuray

December 21, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Khamiistii dib uga laabtay tilaabo ay ku doonayeen in mooshin laga keeno madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal Cabdirixmaan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in mooshinkii […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 76 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Hassan Sheikh arrives in Jowhar town to attend Osoble’s inauguration

    October 22, 2016 0
    Jowhar-(Puntland Mirror) Somali President Hassan Sheikh Mohamoud has arrived in Jowhar town this morning to attend the inauguration ceremony of Hir-Shabelle President Ali Abdullahi Osoble scheduled to take place later today. Mohamoud and his delegation [...]
  • Unknown warplanes seen flying over remote areas near Garowe

    July 11, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Unknown warplanes were seen flying remote areas near Puntland capital, Garowe, witness said. A witness told Puntland Mirror that he saw three warplanes flying over the remote areas near Garowe on Monday afternoon. “I [...]
  • Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Shiikh kula kulmay Turkiga

    July 10, 2018 0
    Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku kulmay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida uu boggiisa Twitter-ka ku sheegay Farmaajo. “Waxaan la kulmay madaxweynihii hore [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions