Xoolo dhaqatada gobolka Nugaal oo ka banaanbaxay qabsashada sharci darada ah ee dhul daaqsimeedka
Garoowe-(Puntland Mirror) Qayb kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool gobolka Nugaal ayaa gelinkii dambe galabta oo Axad ah isugu soo baxay fagaaraha barxada ee kuyaala gudaha magaalada Garoowe si ay uga banaanbaxaan qabsashada […]