Kornayl katirsanaan jiray ciidamada Daraawiishta Puntland oo dablay aan haybtooda la aqoon ku dhaawaceen gudaha Gaalkacyo

Kornayl katirsanaan jiray ciidamada Daraawiishta Puntland oo dablay aan haybtooda la aqoon ku dhaawaceen gudaha Gaalkacyo. [Sawirka: Archive]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dablay aan haybtooda la aqoon ayaa caawa oo Khamiis ah fiidkii ku dhaawacay gudaha magaalada Gaalkacyo Kornayl Xaaji Cariish oo katirsanaan jiray ciidamada Daraawiishta Puntland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ammaan iyo kuwa caafimaad.

Kornayl Cariish ayaa loola cararay isbitaalka kadib toogashada, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*