• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2020October

Month: October 2020

English News

US focused on disrupting finances for Somalia’s al-Shabab

October 29, 2020 Puntland Mirror 0

UNITED NATIONS — The United States strongly backed efforts to disrupt the illegal financing methods used by Somalia’s al-Shabab extremist group, which according to U.N. experts raised more than the $21 million it spent last […]

Somalia

Saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada ISIS oo kasoo muuqday maxkamada ciidamada Puntland

October 29, 2020 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada ISIS ayaa Arbacadii la geeyay maxkamada ciidamada Puntland kuwaasoo wajahaya eedaymo dilal badan oo ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso. Xubnaha oo uu kamidyahay madaxii qaraxyada iyo dilalka u […]

Somalia

Dhaqaalaha Soomaaliya oo sanadkan hoos ugu dhacay 2.5%, sida uu sheegay Bankiga Adduunka

October 28, 2020 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sanadkan hoos ugu dhacay 2.5%, sida maanta oo Arbaco ah uu sheegay Bankiga Adduunka, kaasoo dib u eegis ku sameeyay qiyaastiisii hore oo ahaa koboc 3.2% kadib saameyn uu keenay […]

Somalia

Kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Dowladda Puntland oo Garoowe ka furmay

October 25, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 47-aad ee golaha baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Garoowe iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Ajandaha ugu weyn ee kalfadhiga ayaa noqon doona sharcidejinta, […]

Somalia

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

October 24, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub oo uu asbuucii hore soo dhisay Raysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble. Golaha wasiiradda ayaa helay taageeradda dhammaan 188 xildhibaan oo kulanka […]

Opinion

Colonial Legal Framework of International Boundary Delimitation in Somalia 1885-1960

October 24, 2020 Puntland Mirror 0

ABSTRACT It is now almost one hundred and thirty six years of inauguration of the Berlin East Africa Conference on 15the November 1884 through 26 February 1885. The event marked the beginning of modern state […]

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda cusub

October 20, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda cusub fiidnimadii Isniinta. Isaga oo ka hadlayay xarunta madaxtooyada ayna ku hareeraysanyihiin golihiisa wasiiradda cusub, Maxamed Xuseen Rooble waxa uu sheegay in golaha uu ka koobanyahay […]

Somalia

Trump oo wada qorshe uu ciidamada Mareykanka uga saarayo Soomaaliya

October 14, 2020 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweyne Donald Trump ayaa la taliyeyaashiisa u sheegay in uu doonayo in ciidamada Mareykanka uu ka saaro Soomaaliya, sida ilo-wareedyo ka ag dhow ay u sheegeen warbaahinta Bloomberg, taasoo qeyb ka ah balanqaadkiisii […]

English News

Trump Demands a Plan to Withdraw U.S. Troops From Somalia

October 14, 2020 Puntland Mirror 0

President Donald Trump has told top advisers he wants to withdraw U.S. troops from Somalia, according to people familiar with the matter, allowing him to make good on campaign pledges to bring soldiers home even […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo safar ku jooga dalka Imaaraatka Carabta, muxuu yahay ujeedkiisu?

October 13, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa safar ku jooga dalka Isutaga Imaaraatka Carabta, halkaas oo uu wadahadal kula leeyahay masuuliyiinta Abu Dhabi, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u sheegeen bog wareedka Puntland […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Toban ciidamo Turki ah oo lagu dilay labo weerar oo kala duwan oo ay geysteen PKK

    September 27, 2016 0
    Istanbul-(Puntland Mirror) Toban xubnood oo ciidamada amaanka Turkiga kamid ah ayaa lagu dilay labo weerar oo kala duwan oo ka dhacay koonfurta-bari ee dalka Turkiga, sida ay sheegeen warbaahinta maxaliga ah. Lix kamid ah ciidamada [...]
  • Labo caruur ah oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Muqdisho

    July 11, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo caruur ah ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho saakay oo Arbaco ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Gaari ayaa jiiray labada caruurta ah oo ka tallaabayay waddo kutaala degmada [...]
  • At least three killed in Mogadishu land mine blast

    November 20, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) At least three people, including two Somali government soldiers, have been killed and more than 2 others injured in a land mine blast in the Somali capital Mogadishu, sources say. According to the sources [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions