Madaxweyne Cabdiweli oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka baarlamaanka

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ku dhawaaqay guddiga xalinta khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada maanta oo Isniin ah.

Magacyada guddiga:

1.Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre

2.Maxamed Cabdikariim Maxamuud

3.Burhaan Maxamuud Cilmi

4.Caydaruus Axmed Faarax

5.Axmed Cali Cabdullaahi

6.Maxamed Abshir Garaad Maxamed

7.Xaaji Xuseen Cali Xasan

8.Maxamed Cabdiqaadir Cismaan

Guddiga ayaa ka kooban guddoomiye, lix xubnood iyo xoghaye, sida lagu sheegay digreetada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*