Guddiga joogtada ah ee golaha baarlamaanka Puntland oo la doortay

Baarlamaanka Puntland. [Xigashada Sawirka: Puntland Post]
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Isniin ah doortay xubnaha guddiga joogtada ah ee aqalka baarlamaanka.

Nimco Cabdi Caarshe, oo kasoo jeeda gobolka Sool, ahna xubinta keliya ee haween ka ah baarlamaanka Puntland ayaa kamid noqotay guddiga joogtada ah.

Waa kuwaan xubnaha joogtada ah ee aqalka baarlamaanka:

Nugaal

1. Cabdiqani Abshir Surato

2. Fu’aad Abshir Axmed

Gobolka Mudug

1. Axmed Jaamac Caddulle

2. Cawil Xasan Daad

Bari, Karkaar iyo Gardafuu

1. Cabdicasiis Cismaan Cabdullaahi

2. Muuse siciid Xasan

3. Cabdicasiis siciid Maxamed

4. Jaamac Yaasiin Jaamac

Sanaag iyo Haylaan

1. Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed)

2. Cali Axmed Saalax

Sool iyo Cayn

1. Ismaaciil Maxamed Warsame

2. Cabdiraxmaan Diiriye Carab

3. Nimco Cabdi Caarshe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*