Puntland oo sheegtay in deegaano kamid ah Puntland ay dhibbaato ka wadaan ururka Takfiirka
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in deegaano kamid ah Puntland ay dhibbaato ka wadaan ururka Takfiirka, sida ay bayaan ku sheegeen kadib shirkoodii asbuuclaha ahaa golaha wasiiradda Puntland oo shalay oo Khamiis ahayd dhacay. […]