Maleeshiyada Al-Shabaab oo sheegtay in sargaal katirsan dowladda Soomaaliya uu isku dhiibay

Sawirka: Sargaalka ay Al-Shabaab soo bandhigtay.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegtay in sargaal katirsan dowladda Soomaaliya uu isku dhiibay.

Al-Shabaab ayaa sargaalka oo ay magaciisa ku sheegeen Cabdullaahi Maxamed Cali Jareer maanta oo Khamiis ah kusoo bandhigay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Sargaalka ayaa ahaa taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Ceelbuur, sida ay sheegeen A-Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*