Roobab mahiigaan ah oo sababi kara daadad oo la filayo in ay ka da’aan deegaanada xeebaha ee Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab mahiigaan ah ayaa la filayaa in ay ka da’aan deegaanada xeebaha ee Puntland iyadoo lagu guda jiro xilli roobaadkii Guga, sida maanta oo Isniin ah uu sheegay Barnaamijka Biyaha iyo Maareynta Warbixinta […]