Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya. [Sawirka]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah meel mariyay xeer shirkada DP World ee Imaaraatka Carabta looga mamnuucayo dalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso xeerka ay meelmariyeen baarlamaanku:

Khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraatka ayaa xumaa tan iyo markii Soomaaliya ay go’aan dhex-dhexaadnimo ah ka qaadatay xiisadda u dhaxeysa wadamada Khaliijka.

Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraatka ka jeedisay shirkii Wasiiradda Arrimaha Dibada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka Masar asbuucii lasoo dhaafay.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up