TPEC oo sheegtay in 25 Octoobar ay dhici doonaan doorashooyinka hordhaca ah ee dowladdaha hoose

Guddiga TPEC. [Isha Sawirka: TPEC]
Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta oo Talaado iclaamiyay in doorashada hordhaca ah ee dowladdaha hoose ay dhici doonto 25-ka bisha Oktoobar 2021.

Doorashada hordhaca ah ayaa laga qaban doonaa saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Uffeyn, sida u qorshaysan TPEC.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*