Home Somalia RW Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo u safray Isutaga Imaaraatka Carabta
Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake. [Sawirka: Reuters] Garoowe-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta oo Arbaco ah u safray dalka Isutaga Imaaraatka Carabta.
Inta uu ku guda jiro safarkiisa, RW Soomaaliya ayaa la filayaa in uu kulan la qaato masuuliyiinta sare ee Imaaraatka, sida ilo-wareedyo ku dhow RW ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.
RW wakhtigiisu dhammaanayo, kaasoo uu magaacabay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud sanadkii 2014-ka, ayaa u taagan doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.
Be the first to comment