Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Jaamacadda Maakhir
Baran-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo safar ku jooga magaalada Baran ee gobolka Sanaag ayaa xariga ka jaray Jaamacadda Maakhir. Madaxweynaha ayaa khudbad uu munaasabadda xarig ka jarka ka jeediyay ku sheegay […]