• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ March 6, 2023 ] Madaxweyne Deni: Puntland qeyb kama ahan dagaalka gobolka Sool Somalia
  • [ January 23, 2023 ] Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib Somalia
  • [ January 16, 2023 ] Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere Somalia
  • [ December 19, 2022 ] Argentina oo ku guulaysatay Koobka Adduunka 2022 Sports
  • [ December 18, 2022 ] DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan Somalia
Home2022June

Month: June 2022

Somalia

Xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyadda 2022

June 30, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2022 kadib saddex maalmood oo dood adag laga yeeshay miisaaniyadda. […]

English News

Devastating Drought to Push Somalia’s Inflation to Near Double Digits

June 29, 2022 Puntland Mirror 0

A devastating drought weighing on Somalia’s economy is poised to push inflation close to 10%, the highest level in more than 15 years, by the end of the year, according to central bank Governor Abdirahman […]

Somalia

Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare

June 25, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare. Dhammaan xubnihii kulanka soo xaadiray ayaa u gacan taagay codka kalsooni siinta ee […]

Somalia

Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

June 23, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu […]

Puntland

Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

June 21, 2022 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha […]

Somalia

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

June 15, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u […]

Puntland

Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe

June 15, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay Garoowe, iyadoo ay goobjoog ahaayeen madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa. Kalfadhigan ayaan la fileyn in uu wax weyn ka […]

Somalia

Kulankii ugu horeeyay ee madaxweyne Xasan Shiikh iyo madaxda maamul goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

June 11, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay Muqdisho. Kulanka oo socon doona labbo maalmood ayaa diirada lagu saari doonaa sidii haayadaha […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in gargaar deg-deg ah la gaarsiiyo dadka ay abaartu saamaysay

June 1, 2022 Puntland Mirror 0

Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in gargaar deg-deg ah la gaarsiiyo dadka ay abaartu saamaysay. “Dadka […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib

    January 23, 2023 0
    Garaad Jaamac oo sita calanka Soomaaliya. [Isha Sawirka: Facebook] Laascaano-(Puntland Mirror) Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee gobolada SSC ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu laabtay magaalada Laascaano halkaas oo uu [...]
  • Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

    January 16, 2023 0
    Xara-dheere. [Sawir Hore] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta. Xarra-dheere oo [...]
  • DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

    December 18, 2022 0
    Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore] Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay. Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Yahya Jammeh oo looga guuleystay doorashada madaxweynaha kadib 22-sanno oo uu hoggaaminayay dalka Gambia

    December 2, 2016 0
    Banjul-(Puntland Mirror) Yahya Jammeh, oo ahaa madaxweynaha muddo dheer hoggaaminayay dalka Gambia, ayaa ku guuldareystay doorashada madaxtinimada, sida ay sheegeen golaha doorashooyinka. Adama Barrow oo ahaa hoggaamiyaha mucaaradka ayaa ku guuleystay doorashada, taasoo ka dhigeysa [...]
  • UK PM David Cameron to quit after his country votes to leave EU

    June 24, 2016 0
      Prime Minister David Cameron is to step down by October after the UK voted to leave the European Union. Speaking outside 10 Downing Street, he said he would attempt to “steady the ship” over [...]
  • Somali forces, backed by AMSIOM capture Al-Shabab stronghold in Jubaland

    September 8, 2016 0
    Kismayo-(Puntland Mirror) The troops of Somali federal government and Jubaland administration backed by AMISOM on Thursday seized the Al-Shabab stronghold of Abdalla Birole. The allied forces have launched an operation against Al-Shabab militants in Kismayo [...]

NEWS IN PICTURES

  • Deni, Puntland

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions