• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
HomeAuthorsPuntland Mirror

Articles by Puntland Mirror

About Puntland Mirror
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Website
Home

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Itoobiya ee saldhiga Halgan

June 11, 2016 Puntland Mirror 0

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa cambaareeyay weerarkii Khamiistii lagu qaaday saldhiga ciidamada Itoobiya  oo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, saldhigaas oo ku yaala deegaanka Halgan ee bartamaha Soomaaliya. “Xoghayaha Guud wuxuu […]

English News

Unknown fighter jets bombarded Galgala Mountains of Puntland

June 10, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Unidentified warplanes have bombed Galgala Mountains in Puntland during the last two days, residents said. “Unknown fighter jets have bombed in Almadow Mountains of Galgala,” resident speaking on condition of anonymity told VOA […]

Home

Diyaarado aan la aqoon cida leh oo duqeeyay deegaanka Galgala Puntland

June 10, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida iska leh ayaa lagu soo waramayaa in ay duqaymo ka sameeyeen deegaanka buuralayda Galgala ee gobolka Bari Puntland, Soomaaliya. Duqaymaha ayaa la fuliyay maalmihii Arbacada iyo […]

Home

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 240 maleeshiyo al-Shabaaab ah lagu dilay saldhiga Halgan

June 10, 2016 Puntland Mirror 0

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa dilay ilaa iyo 240 dagaalyahan oo al-Shabaab iska hor imaad ka dhacay saldhig ay ciidamada militariga Itoobiya ku leeyihiin bartamaha Soomaaliya maalintii Khamiista, sida uu sheegay wasiirka amniga dowlada […]

English News

Somalia Says 240 Al-Shabaab Militants Killed in Attack on Base

June 10, 2016 Puntland Mirror 0

African Union peacekeepers killed about 240 al-Qaeda-linked militants in clashes at an Ethiopian military base in central Somalia on Thursday, Security Minister Abdirisaq Omar said. Nine peacekeepers died in the fighting near Halgan, about 300 […]

Home

Itoobiya oo sheegtay in ciidamadoodu ku dileen 101 dagaalyahan oo al-Shabaab ah gudaha Soomaaliya

June 10, 2016 Puntland Mirror 0

Itoobiya ayaa sheegtay in ciidankooda jooga gudaha Soomaaliya ay dileen 101 dagaalyahan oo al-Shabaab ah kuwaas oo Arbacadii weerar kusoo qaaday saldhig ciidan oo ay isticmaalayeen Howlgalka Midowga Afrika ee dagaalka kula jira maleeshiyada al-Shabaab […]

English News

Ethiopia says army killed 101 jihadists in Somali raid

June 10, 2016 Puntland Mirror 0

Ethiopia has said that its soldiers deployed in Somalia killed 101 Shabaab fighters who on Thursday attacked an army base used by the African Union force fighting the Al-Qaeda linked group. The Shabaab movement earlier […]

Home

Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inuu laynayo maxaabiista al-Shabaab haddii aysan maleeshiyada joojin dilka shacabka

June 9, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah in dowladiisa ay layn doonto dagaalyahanada al-Shabaab ee ku jira xabsiyada Puntland haddii aysan maleeshiyada joojin dilka dadka shacabka ah ee reer […]

English News

Puntland President vows to execute al-Shabab prisoners if al-Shabab will not stop killing of civilians

June 9, 2016 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali said on Thursday that the Puntland government will execute al-Shabab fighters in Puntland prisons if the militant will not stop killing of region’s civilians. Speaking with journalists in Garowe […]

Posts navigation

« 1 … 83 84

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • No Picture

    Al-Shabaab oo sheegtay in ay qabsatay diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka

    October 16, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay qabsatay diyaarada aan duuliyaha lahayn kadib markii ay ku burburtay deegaan u dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Ma cadda waxa [...]
  • Cabdiraxmaan Faroole oo ku eedeeyay madaxweynaha Puntland in uu farogelin ku hayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya

    February 7, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland haddana ah xubin katirsan aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali in uu farogelin ku hayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya, sida uu [...]
  • Ugu yaraan 39 qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay suuq mashquul badan oo kuyaala Baqdaad

    January 2, 2017 0
    Baqdaad-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 39 qof ayaa lagu dilay 57 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay suuq mashquul badan oo kuyaala caasimada dalka Ciraaq ee Bqdaad gaar ahaan degmada Sadr, sida [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions