Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayay guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Abwaan. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso, ee xarunta ganacsiga Puntland.

Madaxweynaha ayaa muddo asbuuc ah safar ku joogay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulamo kula yeeshay masuuliyiinta dalkaas oo uu ku jiro Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*