Baarlamaanka Puntland oo doortay madaxweyne cusub
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah Siciid Cabdullaahi Deni u doortay madaxweynaha cusub. Deni ayaa helay 35 cod halka musharixii la loolamayay Asad Cusmaan Cabdullaahi uu helay 31 cod intii lagu guda […]