Habraaca doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka oo la baahiyay

Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed oo khudbad kahor jeedinaya golaha, Januaray 4, 2019.

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland Cabdikariim Maxamed Axmed ayaa magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, sida lagu sheegay digreeto soo baxday maanta oo Sabti ah.

Guddiga ayaa isla maanta soo saaray habraaca doorashada oo dhici doonta 8-da Janaayo.

Hoos ka akhriso habraaca:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*