Musharixiinta Puntland oo balanqaadkooda u jeedinaya baarlamaanka

Muhsrax Asad Cusmaan oo khudbadiisa jeedinaya. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Musharixiinta Puntland ayaa maanta oo Isniin balanqaadkooda u jeedinaya xildhibaanada baarlamaanka.

Khudbadahooda, musharixiinta ayaa diirada ku saaraya hagaajinta amniga, kobcinta dhaqaalaha, arrimaha bulshada, la dagaalanka musuqmaasuqa iyo soo celinta magaalada Laascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*