Xasan Shiikh oo Kismaayo kula kulmay xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Jubbaland laga soo doortay December 7, 2016 Puntland Mirror Jubaland, Somalia 0 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. [Sawirka: Archive]Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay xildhibaanda aqalka hoose iyo aqalka sare ee Jubbaland laga soo doortay. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u soo bandhigay xildhibaanada qorshihiisa afarta sanno ee soo socota haddii dib loo doorto. Madaxweynaha hadda xilka haya ayaa u taagan doorashada madaxtinimada Soomaaliya mar labaad. Related PostsJune 17, 2016 RW Soomaaliya oo codsaday in dib loo dhigo xiritaanka DhadhaabNovember 5, 2016 Ugu yaraan 17 qof oo shacab ah oo ka cararayay dagaalka Ciraaq oo ku dhimatay miinada dhulka lagu aasoMarch 14, 2019 Xiisad colaadeed oo ka jirta gobolka SanaagAugust 6, 2019 Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo deegaano kuyaala gobolka Shabellaha kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab
Be the first to comment