Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay in gudaha Boosaaso laga bilaabay howlgal lagu uruurinayo hubka sharci darada ah
Boosaaso-(Puntland Mirror) Haayadaha ammaanka Puntland ayaa gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso ka bilaabay howlgalo lagu uruurinayo hubka sharci darada ah ee ku jira gacanta shacabka, sida uu sheegay masuul dowladda katirsan. Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi […]