Ugu yaraan todobo qof oo ku geeriyooday weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen kantaroolka magaalada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ugu yaraan todobo qof ayaa ku geeriyooday weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen kantaroolka magaalada Boosaaso xalay fiidkii, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka iyo ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sidoo kale […]