• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 24, 2019 ] Xildhibaan katirsan baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho Somalia
  • [ February 23, 2019 ] Madaxweyne Deni oo kormeeray ciidamada difaaca Puntland oo ku sugan xerada 54-aad ee Garoowe Puntland
  • [ February 23, 2019 ] Burundi oo ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ay kala bixi doonaan Soomaaliya Somalia
  • [ February 20, 2019 ] Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi Somalia
  • [ February 18, 2019 ] Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii World
HomeSomaliaPuntland

Puntland

Puntland

Raysulwasaare Sharmaake oo ku howlan joojinta dagaalka Gaalkacyo

October 15, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ku howlan sidii loo joojin lahaa dagaalka Gaalkacyo ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. Sharmaake ayaa shalay oo Jimce ahayd safar ku tagay magaalada […]

No Picture
Puntland

Qaramada Midoobay oo sheegtay in colaada Gaalkacyo ay ku barakaceen 50,000 oo qof

October 15, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo(Puntland Mirror) Ku dhawaad 50,000 oo qof ayaa ku barakacay dagaalada u dhaxeeya dowlada Puntland iyo maamulka Galmudug ee Gaalkacyo, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay shalay oo Jimce ahayd. “Dadka ka shaqeeya insaanimada waxay ku […]

Puntland

Xaalada Gaalkacyo oo dagan kadib dagaal culus oo shalay dhacay

October 14, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Jimce ah dagan kadib dagaalo culus oo shalay oo Khamiis ahayd dhacay. Dagaalkii shalay oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa ka dhacay […]

Puntland

Ciidamada dowlada Puntland oo qabsaday meelo kuyaala koonfurta magaalada Gaalkacyo

October 13, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowlada Puntland ayaa kala wareegay maleeshiyada Galmudug meelo badan oo kuyaala qaybta koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, sida uu sheegay saraakaal dowlada ah. Sarkaal kamid ah ciidamada amaanka Puntland oo magaciisa diiday in […]

Puntland

Puntland iyo Galmudug oo madaafiic isweydaarsaday

October 13, 2016 Abdi Omar Bile 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo, maleeshiyada Galmudug ayaa madaafiic badan kusoo riday xaafada Garsoor ee Gaalkacyo,Puntland, iyaga oo ka jawaabaya weerarka, ciidamada Puntland ayaa ku ganay madaafiic dhanka Galmudug. Sida […]

Puntland

Labo kamid ah ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo isku soo dhiibay Puntland

October 12, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo kamid ah waxa loogu yeero ciidamada qaranka Soomaaliya kuwaasoo ka qaybgalay dagaalkii uu dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Galmudug ee ka dhacay Gaalkacyo, ayaa hubkoodii dhigay waxayna isku soo dhiibeen […]

Puntland

Roobka Dayrta oo ka bilaabmay deegaanada Puntland

October 12, 2016 Puntland Mirror 0

  Garoowe-(Puntland Mirror) Roobabkii Dayrta ayaa maanta oo Arbaco ah ka curtay gobolada Puntland iyadoo lagu jiray xilli abaar ah oo kulul. Roobka ayaa ka da’ay deegaano kuyaala gobolada Bari, Karkaar iyo Nugaal, sida ay […]

Puntland

Warbixin Gaar ah: Joogitaanka ISIS buuraha Galgala Puntland

October 11, 2016 Puntland Mirror 0

Bishii Oktoobar sanadkii hore ee 2015-ka, koox ka kooban 20 dagaalyahan oo uu hoggaaminayo sarkaal sare oo Al-Shabaab ahaa ayaa balanqaaday in ay ku biireen oo ay daacad u yihiin kooxda Dowlada Islaamiga ah ee […]

Puntland

Puntland oo ku eedaysay dowlada federaalka Soomaaliya in ciidankeedu qayb ka yihiin dagaalka Gaalkacyo

October 11, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dawlada Puntland ayaa cambaaraysay weeraro isdabajoogga oo maamulka Galmudug iyo dowlada federaalka Soomaaliya oo is kaashanaya ay kusoo qaadeen magaalada Gaalkacyo maalmihii u dambeeyay, sida lagu yiri bayaan kasoo baxay madaxtooyada Puntland oo […]

Puntland

Xaalada Gaalkacyo oo xasiloon kadib madaafiic cul-culus oo shalay la is-dhaafsaday

October 11, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Xaalada guud ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa saakay oo Talaado ah degan kadib madaafiic cul-culus oo shalay ay isku adeegsadeen ciidamo kala taageersan Puntland iyo Galmudug. Dhawaaqa madaafiicda la isku adeegsanayay […]

Posts navigation

« 1 … 73 74 75 … 89 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweyne Deni oo kormeeray ciidamada difaaca Puntland oo ku sugan xerada 54-aad ee Garoowe

    February 23, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manta oo Sabti ah kormeeray ciidamada difaaca Puntland ee loo yaqaan Daraawiish oo ku sugan xerada 54-aad ee magaalada Garoowe. Isaga oo la hadlayay ciidamada, Deni [...]
  • Burundi oo ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ay kala bixi doonaan Soomaaliya

    February 23, 2019 0
    Bujumbura-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Burundi ayaa ku taageeray dowladda hanjabaada ku saabsan in ay la bixi doonaan dhammmaan ciidamadooda katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AIMSOM ee Soomaaliya. Midowga Afrika qorshahooda ku saabsan tartiib uga saarista ciidamada [...]
  • Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi

    February 20, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan la kumi doonin hoggaamiyaha maamulka Somaliland, sida ilo-wareedyo xog ogaal ah oo katirsan dowladda Federaalka ay u xaqiijiyeen bog wareedka Puntland Mirror. Maalmihihii u dambeeyay warbaahinta Soomaaliya iyo [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo sheegay in dalku uu ku guuleysanayo kalsoonida haayadaha maaliyadeed ee caalamiga ah iyo cafiska deynta

    April 23, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dalku uu ku guuleysanayo dadaalkiisa ah inuu helo kalsoonida haayadaha maaliyadeed ee caalamiga ah isla markaana laga cafiyo deynta horaanta sanadka soo socda. Cabdirixamaan Ducaale Beyle, oo [...]
  • Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi

    February 20, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan la kumi doonin hoggaamiyaha maamulka Somaliland, sida ilo-wareedyo xog ogaal ah oo katirsan dowladda Federaalka ay u xaqiijiyeen bog wareedka Puntland Mirror. Maalmihihii u dambeeyay warbaahinta Soomaaliya iyo [...]
  • Madaxweynaha Puntland: Turkigu wax shaqo ah oo muuqata kama qabtaan gudaha Puntland

    April 17, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in Turkigu uusan wax shaqo ah oo la tabaan karo ka qaban gobolada Puntland tan iyo markii uu yimid Soomaaliya sanadkii 2011-kii. “Turkigu in badan [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions