somali news
Turkiga oo furi doona saldhiga milatari ee ugu weyn oo kuyaala Soomaaliya
Saldhiga tababarka milatariga Turkiga ayaa bisha soo socota laga furi doonaa gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida uu sheegay wasiirka difaaca Soomaaliya shalay oo Khamiis ahayd. Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa bayaan ku sheegay in saldhiga […]